Monday, June 16, 2008

Diiwaanka saraakiishii NSSta


Liiska Saraakiishii Iyo Ciidamadii NSS-ta Ee Ka Hawlgeli Jiray Somaliland: Haddii Aad Liiskan Iska weydo, Ka Dambe Iska Eeg..

June 16th, 2008

Hargeysa, June 15, 2008 (Haatuf) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qayb ka mid ah Saraakiishii iyo Ciidamadii NSS-ta ee ka hawlgeli jiray dalka Somaliland laga soo bilaabo sannadkii 1981 ilaa 1990 iyadoo NSS-ta iyo ciidamadii la odhan jiray Xuuraanku ay ka mid ahaayeen hay'adihii cadaadiska ee taliskii Siyaad Barre u adeegsan jiray dhaca, boobka, kufsiga, xadhigga iyo dilka dadka rayidka ah.

Waxa kale oo cadadkan iyo kuwo dambeba aanu idiinku soo bandhigi doonaa macluumaad xiiso leh oo ku saabsan sidii ay u hawlgeli jireen ama loo hawlgalin jiray ciidamadii NSS-ta.

Tusaale ahaan qoraal ka soo baxay taliskii NSS-ta ee gobolkii Waqooyi-galbeed sannadkii 1987-kii oo ku saabsanaa habka ay ciidamada iyo saraakiisha NSS-tu u hawlgalayaan dabaal-degga 26-kii June 1987-kii, waxa uu u qornaa sidan:

TALISKA CIIDANKA NSS-KA IYO DABAAL DAGA 26-KA JUUN EE 1987

Habka hawl-galka ciidamada ee dabaaldaga 26-ka Juun 1987

Maadaama ay tahay dabaal dagii 26ka Juun, waa in ciidanka NSS-ka dhammaantii isu yimaado saacadu markay tahay 4:30 galabnimo, isaga oo hawlgal la galaaya ciidamada nabadgelyada ee kale. Ciidanka waxa caawa hawlgalka xaruntiisu noqonaysaa xarunta Hangashta. Dhammaan goobaha muhiimka ah waa in la hanto nabadgelyadooda. Dhammaan dadka la tuhmo waa in faraha lagu dhigo lana hayaa inta xaaladiisa laga baaraan dagaayo. Ciidanka hawlgalka tiradiisu ugu yaraan waa 15 sarkaal, waxa hawlgalka u qaybin doona G/le dhexe Caydiid Casoowe, G/le Khaalid Xaaji, X/le Cabdi Caarshe iyo dhame Jeemis.

LIISKA SARAAKIISHA HAWLGALKA CAAWA 26KA JUUNE EE 1987

1. G/LE/DHEXE – Caydiid Casoowe

2. G/LE – Khaalid Biixi

3. G/LE – Aadan Xasan Kaahin

4. DHAME – Maxamed Jamis

5. DHAME – Cabdi Caydiid

6. L/X/LE – Mahdi Allaali

7. G/LE – Cismaan Aadan Samar

8. L/X/LE – Cabdi Caarshe

TALISKA NSS-KA GOBOLKA WAQOOYI GALBEED IYO DABAAL DAGGA JUUN

Taliska NSS-ka gobolka Waqooyi Galbeed ee Hargeysa 26/6/1987, dhammaan ciidanka aan Saraakiisha ahayn ee ka qayb galaya u dabaal-dega maalinta 26-ka Juun liiskoodu waa sidan:

1. Daa'uud Jaamac Cigaal

2. Cumar Macalin Nuur

3. Rashiid Yuusuf Jimcaale

4. Maxamed Cabaas Ismaaciil (20/7/85 S/A/LE ka tirsan NSS-ka gobolka WG, Hargeysa)

5. Ibraahim Xaaji Xasan

6. Cali Maxamed Ducaale

7. Mahad Shire Cali

8. Cabdiqaadir Warsame Maxamed

9. Maxamed Siyaad Ibraahim

10. Axmed Yuusuf Xuseen

11. Axmed Abshir Socdaal

12. Axmed Sadiiq Maxamed Cabdi

13. Maxamed Nuur Xuseen

14. Xasan Maxamed Ugaas

15. Cumar Axmed Yuusuf

16. Cabdi Mire Muuse

17. Cabdillaahi Dheere

18. Cali Daahir Guuleed

19. Muumin Muxiyadiin Axmed

20. Nuur Jimcaale Arbe

21. Cabdiqaadir Abshir Mire

22. Axmed Nuur Cabdi Aadan

23. Maxamed Cali Muxumed

24. Maxamed Muxumed Yuusuf

25. Axmed Cabdi Yuusuf

26. Aadan Maxamed Cali

27. Cabdillaahi Xaaji Jaamac

28. Maxamed Xirsi Axmed

29. Muxumed Cumar Askar

30. Yuusuf Jaamac Faarax

31. Faarax Axmed Maxamuud

32. Mawliid Aw Axmed

33. Xuseen Xasan Gudaal

34. Cabdi Maxamed Xasan

35. Maxamed Xasan Ducaale

36. Maxamed Cumar Yuusuf

37. Axmed Muuse Tulud

38. Cabdillaahi Jaamac Saleebaan

39. Maxamed Ciise Seed

40. Mire Muuse Cismaan

Waxa diyaariyey G/le dhexe – Jaamac Xuseen (Shaafi)

Taliye ku xigeenka NSS-ka G/W/Galbeed Hargeysa.

HABKA QAYBINTA CIIDANKA IYO WAAXAHA HARGEYSA

Habka qaybinta ciidanka ka hawlgalaya Waaxaha magaalada, baadhista iyo hawlgalka magaalada Hargeysa ee caawa 26-ka June 1987.

1. GURYO SAMO

1. G/L – Aadan Waayeel (Taliye)

2. K/L – Rashiid Yuusuf Jimcaale

3. K/L – Maxamed Abshir Socdaal

4. K/L – Axmed Sadiiq Maxamed Cabdi

2. GACAN LIBAAX

1. Dhame – Cabdi Caydiid

2. K/L – Xasan Maxamed Ugaas

3. S/A/LE – Maxamed Cali Muxumed

4. S/A/LE – Muxumed Cumar Askar

5. L/A/LE – Yuusuf Jaamac Faarax

6. S/A/LE – Faarax Axmed Maxamed

3. 26 JUUN

1. G/LE – Cismaan Aadan Dude

2. K/L – Cumar Jaamac Cigaal

3. K/L – Cumar Macalin

4. K/S – Maxamuud Xasan Ducaale

5. K/L – Maxamed Cumar Yuusuf

6. L/A/LE – Maxamed Ciise Seed

7. S/A/LE – Cabdi Xiis Maxamed

4. IFTIN

1. 1/X/LE – Mahdi Allaale

2. K/S – Axmed Muuse Tilud

3. K/L – Cali Axmed Ducaale

4. K/S Maxamed Ceelaabe

5. K/L Muumin Muxiyadiin

6. 1/A/LE – Mawliid Aw Axmed.

La soco qayb kale ……

 
 

 Source: Wargeyska Haatuf, Hargeysa.

No comments: