Friday, February 20, 2009

Golaha Wasiirada Soomaaliya

 
Cumar Cabdirashid Cali-Sharma'arke
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya
Ra'iisul wasaaraha Soomaalia, wuxuu goor dhowayd ku dhawaaqay wasiirada cusub ee dowladdiisa. waana sida ku qoran liiska hoose.

Liiska Golaha Wasiirada

1 Raysalwasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Kallumeysiga iyo Khayraadka Badda: Prof Abdiraxman Aden Ibrahim Ibbi

2 Raysalwasaare ku xigeen ahna Wasaaraadda Maaliyadda: Sharif Xassan Sheikh Aden

3 Raysalwasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Tamarta iyo Shiidaalka: Abdiwaxid Cilmi Goonjeex

4 Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Mohamed Abdulahi Omaar

5 Wasaaradda Gaashandhigga: Maxamad Cabdi Gandi

6 Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashigga Caalamigga: Cabdiraxman Cabdishakur Warsame

7 Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Madoobe Nunow Maxamed

8 Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Sheikh Ali Aadan

9 Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Fowsiya Maxamed Sheikh

10 Wasaaradda Dhaqan Celinta iyo Naafada: Maxamed Cali Ibrahim

11 Wasaaradda Gargaarka Aadamiga: Dr Maxamud Cabdi Ibrahim

12 Wasaaradda Warfaafinta: Farxan Cali Maxamud

13 Wasaaradda Cilmi-baarista iyo Teknoolojiyada: Maxamed Cali Xagaa

14 Wasaaradda Caafimaadka: Qamar Aden Cali

15 Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Abdi Xayir (Mareeye)

16 Wasaaradda Jaaliyadda Dibadda: Cabdullahi Axmed Cabdulle Azhari

17 Wasaaradda Wabarashada iyo Barbaarinta: Axmed Cabdullahi Waayel

18 Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyenta: Maxamed Cabdi Yusuf

19 Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga: Khadija Maxamed diiriye

20 Wasaaradda Isboortiga iyo Dhallinyarada: Saleban Colaad Rooble

21 Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Caduqadir Cali Cumar

22 Wasaaradda Amniggga Qaranka : Cumar Xashi Aden

23 Wasaaradda Xannaanada Xoolaha: Aboukar Cabdi Cusman

24 Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka: Cabdiraxman Maxamud Farax Janaqow

25 Wasaaradda Beeraha: Xassan Maxamed Nuur Shati Gudud

26 Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadidka Badda: Maxamed Ibrahim Xaabsade

27 Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabeynta: Maxamed Mursal

28 Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare: Prof Ibrahim Xassan Caddaow

29 Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha: Cabdalla Boos Ahmed

30 Wasaaradda Dib u Dhiska: Xussein Ceelabe Fahiye

31 Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Jooga: Maxamed Xuseen Saciid

32 Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirazak Cusman Jurile

33 Wasaaradda Ganasiga: C/rashiid Ciro

34 Wasaaradda Warshadaha: Cabdiraxman Jamac

35 Wasaaradda Gadiidka Cirka iyo Dhulka: Cali Jamac Jangeli

36 Wasaaradda Deeganka iyo Ilaalinta Beyada: Burci Xamza

 

No comments: